Gå till innehåll
({{search.Data.length}} resultat)
{{settings.Localization.Data.SearchResult.EmptySearchResultSuggestion}}

Vi använder Cookies, stäng meddelandet för att godkänna. Visa mer information

{{settingsInstance.Localization.Data.Cookies.Title}}

En del av
  • Fotograf: Pexels

Ku soo dhawaada mahrajaanka caruurta
Waxaad halkan ka qeyb qaadan kartaa borograam ku saabsan 80-nadi oo isugu jira riwaayado,
workshop iyo qeybo la mid ah. Cunto waxaa tala laga keenay adunka dacaladiisa. Waxaad ibsan
kartaa cuntada saxan buuxa ama nus hadba ka dooneysid. Waxaan rajeeynayna inaad baska soo
raacdid oo aad ka soo qadan kartid Floda. Ama waxaad soo raacda doonta Sävelången ee
korontada kuu socota. Ku soo dhawoow!

Jedwalka baska:
Tareenka u raac Floda Station kadibna baska u badelo oo ku keenaya goobta mahrajaanka ee
Nääs. Jedwalka basku wuxuu la soocda xilliga tareenku imanayo iyo xilliga uu baxayo.

Baska uu soocda Nääs ilaa Floda Station
11.00
11.30
12.00
12.30
13.00
13.30
14.00
14.30
15.00
15.30
16.00


Baska uu socda Floda Station ilaa Nääs
10.40
11.10
11.40
12.10
12.40
13.10
13.40
14.10
14.40
15.10
15.40